Muxuu yahay dhismaha cusub ee uu xarigga ka jaray Madaxweyne Qoorqoor? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Dowladda Galmudug. Madaxweynaha waxaa xarigg jarka ku wehliyay xubo ka mid ah Golaayasha Dowladda Galmudug, Gudoomiyaha Gobalka Galgaduud, iyo masuuliyiin kale. Dhanka kale Madaxweynaha ayaa bogaadiyay Wasaarada Beeraha iyo Waraabka dowladda Galmudug oo kasoo dhalaashay howshii loo … Continue reading Muxuu yahay dhismaha cusub ee uu xarigga ka jaray Madaxweyne Qoorqoor? (Sawirro)